(Sawirro) Maamulka gobolka Banaadir oo ka farxiyey agoonta ciidanka Booliska

Waaxda Caafimaadka Dawladda Hoose ee Xamar ayaa Daryeel Caafimaad u sameysay Caruurta Agoonta Booliska Soomaaliyeed. Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) oo kormeeray qeybaha xarunta caruurta agoonta ah ayaa warbixin la xiriirta xaaladdooda ka dhageystay Taliyaha xarunta barbaarinta caruurta agoonta S/G Cali Xirsi Barre (Cali Gaab), isagoo uga mahadceliyey taageerada … Continue reading (Sawirro) Maamulka gobolka Banaadir oo ka farxiyey agoonta ciidanka Booliska